Ciidanka amniga Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan ka hortagaan qaraxyo lagu xiray bartamaha magaalada Boosaaso. Argagaxisadda ayaa...
Ciidanka Boliiska Magaalada Dhuusamareeb ayaa Gacanta kusoo dhigay Nin Xalayto dil ka geystay Magaalada Dhuusamareeb. Boliiska ayaa soo qabtay Faa’id...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Maraykanka, Cali Shariif Axmed, ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in Qunsuliyado laga furo qaar ka...
Kumanaan ruuux ayaa isugu soo baxay gudaha dalka Mareykanka ,iyadoo xubnaha Aqalka Wakiilada ay u codeynayaan moshin xilka looga qaadayo...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo agaasimaha cusub ee qeybta maamulka Bangiga adduunka, Axel van Trotsenburg,...
Ciidanka XDS ee ka how-gala Gobolka Shabeellada dhexe ayaa Cashar lama illaawaan ah u dhigay Malleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab...
Guddiga Amniga degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa waxaa ay amarro culus kasoo saarey dhinaca Amniga degmada, iyada oo digniin...
Guddiga farsamada maamul u dhisidda Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Wasaaradda Arimaha gudaha Soomaaliya ayaa soo qabanqaabiyay kulan ku saabsan xaqiijinta...
Qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa saameyn ku yeeshay Cayayaanka Anyaxa oo markii hore logu arkay meelo kamid ah...
Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose iyo Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa gaaray deegaanada Sabiib iyo...
Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho