Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hinidse-sharciyeedka Batroolka kadib kulan ay Muqdisho ku yeesheen. Kulankii...
Wasaaradda Beeraha dowlad goboleedka Galmudug oo kaashanaysa quburo ka socota Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay deegaanno ka...
Shirka dib-u-eegista 2aad ee SMP4 oo ah hanaanka 4aad ee deyn cafinta Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga furmay...
Maamulka G/ Shabeelada Hoose ayaa maanta deeq gargaar ah gaarsiiyay ku dhawaad 1500 oo qoys oo ay sameeyeen fatahaadaha uu...
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhaqaatiir kala duwan waxaa ay u dirtey , deegaanka saaxdheer ee Koonfurta gobolka Sool,...
Dowladda Mareykanka ayaa Xaqiijisay in Khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu kasoo gaaray Weerarkii Al-Shabaab ay shaley subax ku qaaday...
Maareeyihii hore Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka mudane Maxamed Abuukar Axmed {Ma'da} ayaa maanta xilka ku wareejiyay Maareeyaha cusub Abwaan...
War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa canbaarayn dusha looga tuuray weerarkii kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ku qaadeen saldhigga...
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo ka sameeyay tuulooyin hoostaga magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa Ciidamadu waxaa ay...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho