Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta...
Agaasimaha Waaxda Dugsiyada dalka Muuse Maxamed Caraale oo ay wehliyaan shaqaale ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada ayaa maanta soo gaba gabeyay...
Ra'iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre iyo xubna ka tirsan Guddiga gurmadka Qaran ee dhawaan loo magacaabay isku dubba...
Waxaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaaray diyaarad Militeri oo ka socotay Dalka Qatar oo qaaday dhaawacyada halista...
Shirkadaha Ganacsiga, Hey’adaha dowladda ee bixiyaha adeegyada lagu qaado canshuuraha iyo howlwadeena dakhliga Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ee sida wanaagsan u...
Maamulka Degmada Kaaran oo uu horkacaayo Guddoomiyaha Degmada Abshir Maxamed Maxamuud (Abshir Kaaran) ayaa howlo nadaafadeed oo bilicda lagu soo...
Shirkaan oo socday muddo shan cisho ah ayaa looga hadlay beeca iyo diinta Islaamka waxa ay ka qabto, gaar ahaan...
Waxaa furmay kalfadhigii 6-aad kulankiisa 23-aad ee golaha aqalka sare BFS, Ajandaha kulanka ayaana ah qrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka...
Guddiga gurmadka Qaranka ayaa xaqiijiyay in 24 ruux oo la weysanaa 12 ka mid ah la helay,5 ruux oo dhimasho...
Maalmo kaddib falkii arxandarada ahaa ee naftii halige ka tirsanaa Al-shabaab uu ka geystay isgoyska Ex-koontarool Afgooye, weli isbitaallada iyo...
Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...
Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...
Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho