Ra,iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,(XFS) mudane, Xasan Cali kheyre ayaa sheegay in Waddada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye lagu soo...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho ee...
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kaashanaya hay'adda IESG ee ka taageerta arrimaha doorashooyinka dalka Soomaaliya ayaa ku qabtay xarunta...
Golaha Aqalka Sarre ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sarre Kulakii 19-aad ee Kalfadhiga 6-aad iyadoona oo...
Gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee maamulka gobolka Benaadir Basma Caamir Jakeetti oo goordhow warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in...
"Isbadalka bulshadu sameyso ayaa lagu dhameyn karaa Aydhiska" waa halku dhigga sanadkaan ee maalinta caalamiga ah ee Aydhiska aduunka. Munaasibad...
Shirkan oo ay ay Ka qeyb galayaan dhallinyaro Soomaaliyeed ayaa waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya....
Booliska Holland ayaa qabtay nin la tuhunsan yahay inuu mindi ku dilay saddex dhallinyaro ah oo ku sugnaa waddo mashquul...
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa mar kale ku celiyay in ay ka go'an tahay xaqiijinta in Soomaaliya ay...
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Lix xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab waxa ay ku dileen agagaarka Degmada Baardheere ee...
Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta ololihiisa doorashada ka sameeyay degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, iyadoo ay ka...
Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026: Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho