Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa Maanta xariga ka jaray dib u...
Dowladda Federaalka Soomaaliya Waxay si adag u Cambaaraynaysaa ficilka lagu dilay Almaas Elman oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Marxuumad Almaas...
Macalin ama bare waa midka gaarsiiya bulshada himiladeeda runta ah oo ka badbaadiya bulshada uu dhexjoogo mugdiga iyo Jahliga, oo...
Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo Shalay Muqdisho ka furtay Shirka wadatashiga horumarinta siyaasadda iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in Maanta lasoo...
Qaar kamid Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey kullankii dhexmaray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore...
Maanta oo kale 21 Bisha November waxaa dunida oo dhan laga xusaa maalinta Macalinka kaas oo bulshadda meel muhiim ah...
Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaqada dib ugu fasaxday labo hay'adood oo ka shaqeeya Warbaahinta, kuwaas oo horay Wasaaraddu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan gaar ah la leh Madaxweyneyaashii hore ee Dalka, sida...
Shirka wadatashiga horumarinta Siyaasadda iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galay mas'uuliyiinta...
Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (Aqalka sare iyo Golaha Shacabka) oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa si...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe,...
Ceelguula, Mudug – Magaalada Ceelguula ee gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug, iyadoo maamulka iyo...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho