Danjiraha Soomaaliya u fadhisa dalka India Marwo Faadumo Cabdullaahi Maxamuud ayaa xafiiskeeda ku qabishay Safiirka Jamuuriyadda Zimbabwe ee dalkaas u...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Radio Muqdisho waxaa uu faahfaahin...
Shirka amniga Caasimadda ayaa lagu qabtay xarunta gobolka Banaadir iyadoo wax la iska weydiiyay dhacdadii ka dhacday Hotellka SYL oo...
Safiirka Mareykanka ee Soomaliya Amb Yamamoto ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay wada gareen dowladda dhexe iyo maamulka Ahlu sunna waljameeca....
Ugu yaraan Shan Qof ayaa ku geeriyootay, 62 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray markii ay isku dhaceen Laba Bas...
Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa bogaadisay Heshiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Culimaa'udiinta ASWJ. Sheekh Maxamed Shaakir Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa sheegay...
Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay war-murtiyeed ay shaacineyso heshiis dhab ah oo...
Maxkamad cidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa 6 eedeysane oo loohaytay dilki Taliyihii qeyta Booliska gobolka hiiraan xakun kuriday. Gudoomiyaha...
Taliyaha ciidanka lugta ee ciidanka xoogga dalka S/guuto C/xamiid Maxamed (dirir) ayaa maanta deegaanka Afbarwaaqo kulan kula qaatay Odayaasha iyo...
Doorashadaan ayaa markii ugu horeysay muddo boqol sano ah maanta laqabanayaa waxaa ayna daba joogtaa doorashooyinkii horay uga dhacay dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho