Mudane Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Marwada Kowaad Haybadlayaasha Boqortooyooyinka Madaxda Dalalka iyo Dowladaha Martida sharafta leh Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Caalamiga ah ee Horumarka iyo Dadweynaha oo...
Marwo; Caasho Shaacuur Ugaas, ayaaa Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadaha waxaa ay ku wareejisay deeq isugu jirta dharka Dumarka, maro...
Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa lacag dhan $10,000 ugu deeqay Dadka ay saameeynta ku yeesheen fatahaadaha Webiyada Dalka, si...
Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya,Danjire; Axmed Ciise Cawad, ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Shalay, wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada...
Wasaaradda Warfaafinta XFS Soomaaliya, ayaa hakisay shaqooyinkii ay dalka ka hayeen hey'adaha Media Ink iyo Perspective Media, ka dib markii...
Wasiiru Dowlaha Wasaarada waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri ayaa maanta Magaalada...
Jaaliyadaha soomaaliyeed ee ku dhaqan wadamada qaaradda yurub ayaa kaalin muhiim ah waxa ay ka qaadanayaan gurmadka loo sameynayo samata...
Wafdi uu hogaamninayo Guddomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman Ayaa Gaaray Magaalada Addis-ababa ee Dalka...
Ciidamada Israel ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Jihaadul Islaam ee ay taageeraan Iiraan Ka dib weerar ka...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...
Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho