Kulan ay Muqdisho ku yeesheen masuuliyiinta wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Gudiga Olompikada Soomaaliyeed iyo xiriirada kala duwan ee ciyaaraha dalka...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo xiray shirka agaasimayaasha guud ee wasaarahada heer...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha oo ka shaqeynaya dadaallada gurmadka...
Shirka aqoonsiga & horumarka haweenka ee ka qaybgalka siyaasadda ee la xiriirta dib-u-eegista dastuurka KMG oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda...
Daadad ayaa ka dhashey roobab lixaadle oo ka da'ay Degmada Berdaale ee Gobalka Baay, kuwaas oo geestay burburka guriyaha iyo...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga...
Howlgalkan ballaarnaa islamarkanaa ahaa mid qorsheysan ayaa lagu bartilmaameedsanayay goobo ay ku dhuumaalaysanayeen kooxaha argagixisada Daacish ee ku sugan deegaanada...
Guddiga qaban qaabada doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta kulan ay yeeshaan iska dhex doortay Guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen, si...
Kadib dadaalo badan oo ay Maxdaxda Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta ee DFS ka samayeen dib u soo celinta xiriir ka...
K/Xigeenka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka & Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) Md,Cabdullaahi Xaaji Bashiir, ayaa maanta Muqdisho ugu soo xiray tababar...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...
Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...
Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho