Muddada uu shirku socdo ayaa Agaasimayaasha Guud waxa ay ka hadlayaan qorshaha horumarinta Qaranka (2020-2024), Hiigsiga guud ee Qaranka, gaaridda...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda...
Nabaddoonada gobolka Bakool ayaa si-weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Xuddur kuwaas oo mudo 4 bilood ah howlo nadabeyn ah ka...
Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay in safiirka Mareykanka ee Kenya, Kyle McCarter uu Muqdisho kula kulmay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kalana...
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Djibouti ee Soomaaliya, Amb. Aden...
Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baaralamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan Guddomiye ku-xigeenka Kowaad iyo Labaad ee...
Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay...
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ahna guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula...
War saxafadeedkan oo ka soo baxay wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ayaa ugu horeeyn ku baaqay in laga hortago fatahaado...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xarigga ka jaray qeybta cusub oo lagu soo kordhiyey Warbaahinta...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...
Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...
Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho