Iyadoo roobka dayrta uu dhawaan ka curtay magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolada dalka ayaa waxaa uu saameeyay...
Saraakiil ka tirsan Hey’adda Socdaalka & Jinsiyadda Soomaaliya (HSJ) ayaa tababar ku saabsan Maareynta Xuduudaha iyo Qiimeynta khataraha Socdaalka waxa...
Tababarkan oo ay soo qaban qaabiyeen Guddigga madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa waxaa ka faaiideysanaya xubno ka socda...
Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa baahisay in Turkiga iyo Ruushku ay ka shirayaan in Kurdiyiinta Suuriya laga saaro magaalooyinka ku...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mukhtaar Maxamed Guuleed ayaa Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobalka...
Wararka naga soo gaarayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga dalka howlgal ay ka sameeyeen gobolkaas ay ku dileen...
Agaasimaha Sanduuqa Caalamiga ee Lacagta Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in ay taageereyso dadaalka ay Soomaaliya ugu jirto deyn cafinta iyadoo...
kulankan oo si wadajir ah ay usoo qabanqaabiyeen wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Koonfur galbeed iyo Tubta Nabada Soomaaliya ayaa waxaa...
Hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jederaalka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ahaa ajendaha koowaad ee...
Dowladda Hoose ee Dagmada Gaalkacyo ee Puntland ayaa waddo qorshayaal lagu horumarinayo waddooyinka waqooyiga magaalada Gaalkacyo, iyagoo kaashanaya shirkado qaabilsan...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...
Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...
Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho