Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa xalay hawlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan magaalada Gaalkacyo, taas oo daba joogta ka dib markii...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuwait Khaalid Jaarallah ayaa xusay in ay dhaceen shirar heer Wasiir ah oo...
Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Seynab Cabdi Macalin oo olole loogu gurmanayo dadka ay saameysay fatahaaddu ka wadda Gobollada Mareykanka...
Masuuliyiinta Wasaradda caafimaadka Soomaaliya , dhaqaatiir , aqoonyahano iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabaddan oo daahfur u...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Dowlad Goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay munaasabad...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, Waalidiin iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay...
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo dhaweeyay heshiiskii ay wadda gaareen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta kaas oo ku...
Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday shir wadatashi ah oo u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS iyo qaar kamid ah...
Tababarkaan ayaa waxa loo qabtay mudo labo maalin ah howl-wadeenno ka tirsan Xafiisyada Garyaqaanka Guud, Xeer-ilaalinta Qaranka, Wasaaradda Maaliyadda, Wasaaradda...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/2246912695612805/
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho