Horjooge ka tirsanaa maleeshiyada argagaxisada Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Nabad sugida dowlad goboleedka Jubbaland...
Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Ayax ku dagay qaar ka mid ah gobollada dalka iyadoo wasiirka wasaaraddasi...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle, mudane, Maxamed Cabdi waare oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabeelle, mudane, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kulan kula qaatay Amiirka Qatar, Tamim bin Hamad Al Than. Kulanka...
Ciidammada Ammaanka ayaa howlgal gaar ah oo qorshaysan oo ay ka sameeyeen duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxay gacanta ku soo...
Taliska ciidanka Boliiska magaalada Dhusamareb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa soo dhowayn u sameeyey taliye ku-xigeenka Booliiska Soomaaliya Sareeye Guuto...
Taliyaha ciidanka Booliska qeybta gobolka Baay Gaashanle dhexe Amiin Maxamed Daruur ayaa tababar ufurey Ilaa iyo 80 askari oo ka...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed Cumar Filish ayaa maanta waxa uu xariga ka jaray wadada...
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dawladda Soomaaliya Eng. Cabdullaahi Cali Xasan ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal....
Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in lasoo gabagabeeyay wejiga koowaad ee gurmadka waxyeelladii ka dhalatay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho