Ra iisul wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer Shaqo Ku Tagey Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Taliyaha...
Mareykanka ayaa dib u furay safaaraddii ay ku lahaayeen dalka Sooomaaliya ka dib kolikii muddo 30-sano ah ka hor ay...
Waxaa sii kordhaya dagaalka kacdoonka shacabka iyo Al-shabaab u dhexeeya, iyadoo hub looga furtay argagixisada dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan....
Wasaaradda Ariimaha dibada Xukuumadda dalka ayaa xalay casho sharaf iyo sagootin us ameyay qaar ka mid ah wafdigii ka qayb...
Taliska Ciidanka Xoogga dalka qeybta 21-aad ayaa gacanta ku soo dhigay gacan ku dhiigle dil ka geystay magaalada Baladweyne ee...
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa xaruunta UNESCO ee magaalada Paris ee dalka France kullan kula...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray shirka madasha iskaashiga Soomaaliya oo ay goob...
Soomaaliya iyo saaxibadeeda caalamku waxay 1dii iyo 2dii bishan Octoobar 2019 kulan ku qaateen magaalada Muqdisho, kulankaasoo ka mid ahaa...
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxaa uu qaadanayaa Dhalinyaro cusub kuwaas oo kamid noqonaya Booliska. Dhalinyaro aqoonyahan ah oo ka mid...
Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka furay maalinka labaad ee shirka oo ka soconaya Muqdisho ayna ka qeyb...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...
Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...
Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho