Maxkamada ICJ ayaa galabta go’aamisey in dhageysiga dacwada badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya dib loo dhigay. Warka ka...
Taliyaha qaybta 21-aad Gen: C/Casiis C/Laahi Cabdi "Qooje" iyo saakiisha maxkamada ciidanka qalabka sida qaybta 27-aad ayaa kormeeray dhismaha xarunta...
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi) iyo Kusimaha Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Ahna Kuxigeenka Agaasimaha Guud Mudane...
Xili Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka ay wado dadaalo lagu xoojinayo tayadda aqoonta Waxbarasho ee Jaamacada iyo...
Wasiirka Warfaafinta XFS Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye ) ayaa xarunta wasaaradda ku soo dhaweeyay Wasiirka Warfaafinta iyo isgaarsiinta Jamhuuriyadda Jabuuti...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa la kulmay koox...
35-ruux ayaa dhimatay ,afar kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo kadib kolkii gaari Bas ah oo siday dad rakaab ah oo...
Wasiirka Wasaradda Badroolka iyo Macdanta Xukumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane C/rashiid maxamed Axmed ayaa magaalada New Delhi dalka Hindiya kaga qaybgalay...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay safar shaqo ugu baxay magaalada Washington ee dalka...
Qeybaha kala duwan ee cunooyinka uu dalkeenu hodanka ku yahay heeso iyo ruwaayada ka tarjumaya qiimaha beeraha iyo wax soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho