Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee Dalalka Talyaaniga iyo Swedan...
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu uyeerayaa Dhamaan Ardaydii soo codsatay kamid noqoshada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed da,dooduna u dhaxeysa...
Wasiirka amniga Galmudug, Saraakiisha amaanka Dhusamareeb, Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud, Guddoomiyaha Degmada iyo madax kale ayaa ka wada hadlay adkaynta nabad...
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, mudae; Maxamed Cabdi Xayir (maareeye), ayaaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyaydhiggiisa...
Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed (SONNA) Mudane; C/laahi Sheekh C/raxmaan (Heybe) oo Xarunta Madaxtooyada kula kulmay Agaasime kuxigeenka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane;...
Taliska Ciidanka Booliska ee magaalada Dhuusamareeb ayaa amar kasoo saaray dadka hubka ku dhex wata magaaladaas taas oo dhanka Amniga...
-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka Banaadir oo dowladdu ay dib...
Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa galabta kulan kula qaatay magaaladda muqdisho madaxweynaha...
Taliye ku xigeenka qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Janaraal Saalax Muumin Muuse (Saalax yacquub) oo wareysi gaar ah siiyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho