Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada oo uu hoggaaminayo Kusimaha Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Ahna Agaasime Ku xigeenka Mudane Cabdullaahi Sheekh Cabdikariim...
Howlgal Ciidanka Booliska Magaaladda Dhuusamareeb ay ka sameeyeen Xaafadaha Magaaladaasi ayey ku soo qabteen Waxyaabaha Maanka Dooriya iyo Dadkii ka...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kormeeray Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka Banaadir oo dowladdu ay dib...
Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Marwo Fahma Axmed Nuur ayaa guddoomisay Shirka bilaha ah ee Wasaaradda Qorsheynta. Shirka ayaa looga...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen)ayaa Xarunta Aqalka Madaxtooyada ee Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgalo lagu baacsanayo haraadiga Maleeshiyaadka Argagixisada Al-shabaab kasameyeen degaanka Raydab oo qiyaastii 40Km dhanka waqooyi...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho Agaasime Goboleedka Hey'adda Caalamiga ee...
Wixii kadanbeeyay markii uu Turkiga ku dhawaaqay bilowga hawlgalka Suuriya CiidamadaTurkiga ayaa gacanta ku dhigay seddex tuulo oo hoos taga...
markii ugu horreysay Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa la filayaa in maxkamad la soo taago,iyadoo loo heysto...
Gudoomiyaha golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed la Wadaagay Xusuusta Dhibaatadii ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho