Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo hogaaminayey wafdi ka tirsan Baalamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka qayb-galay shir gaar ah oo...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, Mudane Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta...
Shirka Golaha Afhayeenada Golayaasha sharci dejinta Soomaaliya oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka...
Wafdi ka socday Talyaaniga oo uu hoggaaminayey Wasiirka difaaca, Elisabetta Trenta uuna qayb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga,...
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa cilmi-baarisyo heerkoodu sarreeyo kala qeyb qaadatey qaar ka mid ah Jamacaddaha ugu waaweyn dunida Imisa...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Garoowe ka furay shirka Golayaasha Xeer-dejinta...
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kafuray magaalada Muqdisho Shir looga hadlayo Xasilinta Deegaanada laga saaray Maleeshiyada Al Shabaab....
Xoghayihii amniga gudaha Maraykanka Kirstjen Nielsen oo mas’uul ka ahayd qorshaha muranka badan dhaliyay ee siyaasadda socdaalka ayaa xilkii iska...
Waxaa magalada kismaayo ee caasimadda ku meel gaarka ah ee Jubbaland ka furmay shir u dhexeeya hay’adaha Dastuurka heer federal...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira wada-tashiyo Qaran oo lagu ilaalinayo midnimada iyo madax-bannaanida...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho