Sacuudi Carabiya iyo Iiraan ayaa u muuqda in ay qaadayaan qaaday tallabooyin dibolomaasi oo xal loogu raadinaayo xiisadaha ka jira...
Munaasabadaan oo lagu furayay Madarasada Baxru Nuur ee deegaanka bali-Howld oo hoostaga Degmada Guriceel waxaa kasoo Qaybgalay Wasiirka Waxbarashada Galmudug,...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mundane cabdi maxamed sabriye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba baxay...
Shirkii 3-aad oo ay yeeshaan Booliiska Afrika ee loo yaqaano (Afripol) ayaa ka dhacay dalka Aljeeriya magaalo madaxdiisa Aljeris ,iyadoo...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta bixiyay 317,000 oo doollar oo dib loogu dhisayo...
Kusimaha Madaxweyanaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ahan Guddomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Mudane Abdulkaadir Sharif Sheekhuna Maye ayaa maanta magaalada...
Cutubyo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka ee qeybta 21-aad oo uu hugaaminayo taliyaha qeybta Gen: C/Casiis C/Laahi "Qooje" ayaa howlgal...
War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyahah Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa lagu shaaciyay waqtiga uu...
Tababar ku saabsan la dagaallanka Argagixisada ayaa magaalada Izmiir ee dalka Turkiga uga socda ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed. Tababarkaan...
Dowladda Soomaaliya oo diiday in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwadda badda ee horyaala maxkamadda caalamiga ah ee...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho