Dowladda Soomaaliya iyo Banggiga Horumarinta Afrika ayaa kala saxiixday labo heshiis oo kala ah qeybtii ugu dambeysay ee dhismaha waddooyinka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo...
Kulankaan oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan maamuladda Puntland iyo Galmudug saraakiil ka socatay hay'adda socdaalka Aduunka ee...
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) ayaa soo xiray Shir Sanadeedkii Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee Qaranka iyo kuwa...
Wasiirka Arrimaha ghudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay Bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, Sarreeye guuto Odawaa...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo...
Guddiga qaban-qaabada dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyay ergada Gaalkacyo uga qeyb geleysa shir-weynaha la isugu keenayo dhammaan...
Giddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim aadan Cali Najax oo wareysi gaar ah siiyey Radio muqdisho ayaa Sheegey in kulan looga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...
The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, today held a meeting with the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho