Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyey...
Ugu horeyn Guddoomiyaha Maxkamadd sare ee Dalka ayaa goobta xafladda furitaanka kalfadhiga shanaad ee golaha shacabka ku dhaariyay Xildhibaan Cusub...
Tababarkan oo mudo afar maalin ah ka socday magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ayaa waxaa lagu baranaayey wada shaqeynta...
Wasiirka Qorsheynta Xukuumaadda Soomaaliya ayaa maanta ka daah-furay magaalada Garowe ee dowladd gobaleedka Puntland wada-tashiga wareegga kowaad ee Qorshaha horumarinta...
Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee furitaanka kalfadhiga 5-aad Ee Golaha Shacabka. Bismillaahi Raxmaani Raxiim Mudane Maxamed Mursal Sheekh...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadallo laba geesood ah kula yeeshay dhiggiisa Marocco,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa maanta si rasmi ah u...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Maanta Xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Uk u jooga gudaha...
Safaaradda Dowladda Jaban ay ku leedahay dalka Kenya ayaa sheegtay inay Doladeedu hal Milyan oo Doollar ku bixinayso la dagaalanka...
Xarunta dugsiga Tababarka Booliska ee Janaraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho waxaa ka socda Munaasabada Furitaanka Kalfadhigii Shanaad ee mudanayaasha Golaha...
Dowladda Koonfur Afrika ayaa sheegtay in Yahuuddu si rasmi ah u jebiyeen qawaaniinta caalamiga ah, taas oo ka hor imaaneysa...
Dowladda Sierra Leone ayaa si adag u cambaareysay faragelinta ay Yahuuddu ku hayaan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabadaas ku tilmaantay...
waxa guud ahaan ba degmooyinka gobolka Banaadir ka socda mudaharaado waaweyn oo shacabka soomaaliyeed kaga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil kula...
Shirka degdega aha ee xalay lagu qabtay xarunta golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si cad loogu taageeray Midnimada JFS...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho