Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir ay yeesheen guddi hoosaadka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane; Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha Shacabka, Cabdiwali Sheekh Ibraahim...
Wasiirka Haaweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Marwo; Deeqa Yaasiin iyo Pramila Patten oo ah ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud...
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin "Sufuroow" ayaa soo dhaweeyay Xil wareejinta uu aqbalay Guddoomiyii hore ee Gobolkaas...
Wafdi ka socda Wasaaradda arrimaha Gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradda arrimaha Gudaha dowladaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa...
Kooxo hubeysan ayaa dad Shacab ah ku dilay meel u dhaw Galka Biyacadde oo hoos-taga magaalada Jowhar ee Xarunta dowlad...
Ciidamada Xoogga dalka ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanno iyo Tuulooyin hoos yimaada Gobolka shabeellaha hoose. Howlgalkaan oo ay...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ku qaabilay wafdi ka...
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta horgaysay Golaha Baarlamaanka Hindise Sharciyeeyada kala ah:- Hindise...
Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho