Qarax xooggan ayaa xalay laga maqlay guri ku yaalla Degmada Howlwadaag, iyadoo jugta qaraxa si weyn looga maqlayay inta badan...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo kaga qeyb galay Munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka 8-da...
Alle ha unaxriisee Waxaa maalintii shalay dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xooshi Jbriil,kaasi...
Wasiirka Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Safaaradda Soomaaliya ee Imaaraatka Carabta ay waddo diyaarinta...
Wasiir Ku-Xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasime-waaxeedyada, La-taliyayaasha iyo dhamaan shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka waxay ka tacsiyadeeynayaan geeridii naxdinta lahayd ee maanta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay Guddi heer Wasiirro ah oo Aas Qaran diyaariya....
Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Uganda Mudane Cabdiwali Cali Faarax ayaa ka qayb galay xaflad balaaran oo loo sameeynayay dufcadii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii...
Booliska Degmada, Ngombeni, ayaa Jimcaha maanta ah weerar ku qaaday guri ku yaalla degaanka Kwale, halkaas oo ay tababar ku...
Munaasabadaan oo loogu dabaaldegayey Xuska maalinta Hawwenka Adduunka ee 8-da Maarso waxa soo qaban qaabiyey Ururka Haweenka Degmada Xudur, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Istanbuul ee Jamhuuriyadda Turkiga, halkaas...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale si buuxda u adkeeyay ilaalinta madax-bannaanida, midnimada dhuleed iyo wada jirka Jamhuuriyadda...
Dowladda Shiinaha ayaa maanta oo Isniin ah ku biirtay dalal iyo hay’ado caalami ah oo si cad uga soo horjeestay...
Banaanbax ka dhan ah xadgudubka ay Israa’iil ku sameysay qaranimada Soomaaliya ayaa xalay ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho