Guddoomiyaha golaha Aqalka sare BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada muqdisho waxaa ku soo Dhoweeyay...
Suudaan ayaa ugu yeertay Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay in ay qaaddo xayiraadda ka bixitaanka ciidamada dalkaasi,isla markaana gobolka Daarfuur...
Waxaa magaaladda Xudur ee gobolka Bakool lagu soo gabgabeeyey Shir ku saabsanaa wadatashi la xiriiray wareegga Labaad ee Qorshaha Sagaalaad...
Waxaa maantay magaalada Garowe ee xarunta dowlada goboleedka Puntland si rasmi ah uga furmay shirkii 4-aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka...
Guddiga KMG ee soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa-Harggeysa kulan kula yeeshay haweenka...
Iyadoo dowladda Kenya oo ku howlan tahay sidii ay uga shaqeyn lahayd dhibaataynta bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan dhinacyada badda iyo...
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Xudur ee Gobolka Bakool kulan wadatashiga ah oo la...
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa xalay booqasho sallaan ugu tagay Qoyska Guddoomiyihii...
Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Moxamed Mursal Sheikh Cabdiraxman iyo Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa...
Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...
Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho