Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ee xilka ka sii dagayo Sareeye Guud Daahir Aadan Cilmi ( Indho Qarshe) ayaa manta oo...
Odayaasha dhaqan magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa maanta qado sharaf u sameeyay qaar ka mida Ergada ka qeyb...
Wasaraadda Qorshaynta Dowladda Federaalka iyo Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta kulan Wada tashi ah ka furay magaalada Beledweyne, Kulankaan ayaa waxaa...
Gudoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda federaalka Mudane Maxamed Mursal Sheakh Cabdiraxmaan iyo Gudoomiyaha golaha aqalka sarre ee jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Cabdi...
Qaban qaabo ku aadan qabsoomidda shirka dib-uheshiisiinta Galmudug ayaa ka socota magaalada Dhuusamareeb,halkaasi oo ay gaareen ciidamo dheeraad ah oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay casho sharaf u sameeyay bahda qalinleyda ee ka qayb gashay...
Safaaradda Soomaaliyeed ee Koofur Africa ayaa qabatay ciyaar kubadda cagta ah oo loogu talagaly is dhexgalka dhalinyarada Soomaalida ee ku...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii lagu qaaday Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee Deegaanka Caws-qurun...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar waxa uu ku dhashay gobolka Sool sanadka Markuu ahaa 1953. Waxbarashadiisa...
Siihayaha Duqa Muqdisho ahna Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ibraahim Cumar Mahad-alle (ibraahim dheere) ayaa maanta magacabay Guddiga xilwareejinta...
Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...
Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho