Guddiga KMG ah ee diyaarinta sharciga doorashooyinka qaranka ee Golaha Shacabka ayaa maanta waxa ay Hotelka SYL kula shireen axsaabta...
Wasaaradda Beeraha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa wada dadaal macno leh oo ganacsatada iyo bulshada lagu baraarujinaayo in ay ka qeybgalaan...
Maamulka Gobolka Geddo ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalo Ciidamada xoogga dalka ay maalmihii la soo dhaafay ka wadeen deegaano...
Dowlad goboleedka Hirshabeele oo kaashanaysa Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya kana duulaysa ahmiyadda ay leedahay hoos u daa dejinta...
Lix dal oo ka tirsan qaaradda Yurub ayaa oggolaaday 356 muhaajiriin Afrikaan ah oo ku go'doonsanaa markab badda Talyaaniga ku...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo soo xiray bandhigga buugaagta Muqdisho, ayaa dhallinyarada qorayaasha ah...
Gudoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha hoose Ibraahim Cali Aadan Najax ayaa maamul cusub u magacaabay deegaanka Lafoole ee hoostaga degmada Afgooye...
Wararka laga helayo dalka Algeria ayaa sheegay in ilaa 5 qof ay geeriyootay dad ka badan 20 kalena ay dhaawacyo...
Shir ay isugu yimaadeen wadamada ku mideysan urur goboleedka IGAD oo ay Soomaaliya ku jirto ayaa lagu qabtay magaalada Addis,ababa...
Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...
Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho