Dowladda Soomaaliya, ayaa sheegtay in aysan xilligan ka qeyb galayn shir la filayo in uu ka dhaco Magaalada Nairobi, kaas...
Wafdigan uu hoggaaminayo wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Taclinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyn ee xarunta...
Ciidanka Daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland iyo kuwa Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal ka dhan ah Maleeshiyaadka Al-shabaab waxaa ay ka...
Mudane Mahdi Maxamedc Guuleed(Khadar) raiisul wasaare kuxigeenka dalka ayaa qaabilsay wafdio uu hoggaaminayay kuxigeenka wasiirka arrimaha dibadda iyop iskaashiga Caalamiga...
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumada Federalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u sheeegay Wakaaladda SONNA in dalka...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre oo safar shaqo uga billaawday Gal-mudug ayaa si heer sare...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa munaasabad lagu weynaynayo Todobaadka Xorriyadda oo ay sameynayaan Kooxaha Qaran ee Fanka...
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo munaasabadda qalinjabinta kala qaybgalay dufcadda 20-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa...
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare ayaa gaaray magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo maamulka degmada...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho