Kulankan oo u jeedkiisu ahaa ansixinta Siyaasada dhuxusha soomaaliya ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa...
Iyadoo Maalinkii sedaxaad Magaalada Muqdisho ka socodo Shirka wadatashiga wasiirada Warfaafinta Heer Fedaral iyo Heer Dowlad Goboleed aya Maanta Waxa...
Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa Maanta Kulan la yeeshay Masuuliyiin ka socday...
Howlgallo lagu xorreeyey dhul badan oo ka tirsan Shabeellada Hoose iyo gobollo kaleba ayeey qeyb ka aheyd Wiilo Cabdi Cali...
Shirkan oo ahaa kii ugu horeeyay ee lagu wadaagayo xogta Kalluumeysiga dalka iyo Kheyraadka badda dalkeena ayaa waxaa soo qaban...
Odoyaasha iyo Waxgaradka Gobolada dhexe ee Dalka ayaa soo dhaweeyay Dadaalada ay dawladda FS ku bixinayso mashruuca dhismaha Dekadda Hobyo...
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya taliska Mareykanka ee Africom ayaa duqeyn diyaaradeed oo Khasaare lagu gaarsiiyay Argagixisada Al-shabaab waxa ay...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir maareeye ayaa Guddoominaya shirka Wadatashiga Dowladaha iyo Hay”adaha Daneeya Warbaahinta iyo...
Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa ku sii qulqulaya Ergooyinkii ka qeyb gali lahaa Shirka Dib-u-heshiisiinta Beelaha daga...
Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...
Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Raji dayib Erdoğan, oo hore loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho