Diblomaasiyiin sare oo Mareykanka u qaabilsan Africa ayaa Todobaadkaan booqan doona dalka Suudaan si ay kulamo xal loogi raadinayo xiisada...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka...
Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Mudane Cabdi Cashuur Xasan ayaa maanta tababar uga furey Magaalada Muqdisho shaqaale ka kala...
Wasiirka maaliyada Xukumada Federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in shirkii lagu soo gabagabeeyay Magaalada Addis ababa ee Dalka...
-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Baashe Yuusuf Axmed, ayaa magaalada Luanda ee dalka Angola uga qayb galaya shirkii 5-aad Golaha...
Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane; Cabdiwali Sheekh Ibraahim ‘’Muuddeey’’ oo Maalmihii lasoo dhaafay ku maqnaa Dalka Turkiga...
Laba horjooge oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu soo bandhigay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, markii ay isu soo...
Sanadkii 1972-dii ayey ahayd markii Qaramada Midoobay ay u asteeysay maalinta deegaanka Adduunka, waxaana maalintan oo kale laga xusaa adduunka...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta oo Taariikhdu...
Wasiirka arrimaha Dibadda ee Mexico ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay wadamadda Latin America kala shaqeeyaan in...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho