Maxkamadda darajada 1aad ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay danbiile Daacish Aadan Max’ed Cali kadib markii...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxaa la aas-aasay 12-ka April 1960-kii, kaasoo lagu Aasaasay ciidan ka kooban 8 horimood, oo lagu...
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo billowday dhageysiga dacwad ka dhan ah muwaadin u dhashay Dalka Ingiriiska oo loo haysto qalqal gelinta...
Kulan wacan dhegeystayaasha nagala socdo bogga Radiomuqdisho todobaadkaan Barnaamijka Wadajir waxaan ku eegaynaa xaalada deegaanada laga xureeyay maleeshiyada Alshabaab ee...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada Dowlad Gobaleedka Puntland ugu...
Wasiirka Gaashandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (ammar dambe), ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhoweeyay Cutubka ka...
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ibrahim Cumar Mahad-Alle (Ibrahim-Dhere) ayaa xariga ayaa ka jaray...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay maanta Muqdisho Safiirka Jamhuuriyadda Kenya u...
Wafdi Xildhibaano ah oo ka kala socda Golaha Shacabka iyo golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Oo ay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho