Duqa Muqdisho, ahna guddoomiyaha Gobalka Banaadir iyo Wasiirka dhalinyarada XFS Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Maanta oo Axad ah si...
Deegaanka Ceel-saliin oo 20-KM dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeellaha Hoose iskuna xira deegaanada Dhanaane, Gardarshe,...
Xog-hayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa kulan la qaatay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta kulan la qaatay guddiga gobalka Banaaadir...
Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah xarunta Golaha ku yeeshay Kal-fadhiga 5-aad Kulankiisa...
Shirkan oo looga hadlayay sidii loo dhaqan gelin lahaa Xaashida Dhaawac Muujinta,si ay u sahlanaato qaadista kiisaska dacwadaha ee dhibanayaasha...
Wasiirka Biyaha iyo degaanka ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Shuceyb C/kariin Muumin, ayaa sheegay in ay Dowladda Federaalka Soomaaliya diyaar u...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay dib u soo celiyaan heshiisyadii dowladdii dhexe...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo maalmihii lasoo dhaafay safar...
Waxaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan gobollada dalka waxaa ka socda qabanqaabada xuska Todobaadka xoriyaadda Soomaaliya, todobaadkan wuxuu kulmiyaa maalmaha...
Xubno ka tirsan Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta olole ballaaran oo ku aadan doorashooyinka qof iyo codka...
Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar ayaa magaalada Rabat ee Dalka Marocco kaga qayb galay...
Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...
Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho