Ciidanka DANAB ee Xooggga Dalka ayaa saakay argaggixisada Al-Shabaab kala wareegay deegaanno hor leh oo hoostaga magaalada Marka ee xarunta...
126—ruux oo horay uga tirsanaa kooxda Al-Shabaab, isla markaana kal hore isku soo dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed ayaa magaalada Beydhabo...
Munaasabada uu xilka kula wareegayay Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Cabdiraxmaan Cali Diiriye ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday...
Waxaa maanta magaalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Aas Qaran loogu sameyay Allaha u naxariistee Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa gaaray magaalada dhuusamareeb...
Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkcayo, iyagoo u kuurgalaya dhacdadii dilwadareedka aheyd...
Wafdigan uu hogaaminayo Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa waxaa Garoonka Caalamiga ah ee Addis Ababa...
Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee golaha shacabka,Xildhibaano iyo Xoghayaha guud ee golaha iyo...
Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Caawa War-saxaafadeed ay soo saartay waxaa Digniin loogu diray Dadka ka Shaqeynaya Ficilada Dhaawaca...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta wasaaradda warfaafinta kula kulmay guddiga abaabulka xuska munaasabadda maalmaha...
Xubno ka tirsan Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta olole ballaaran oo ku aadan doorashooyinka qof iyo codka...
Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar ayaa magaalada Rabat ee Dalka Marocco kaga qayb galay...
Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...
Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho