Wafdigaan uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar ayaa waxaa Garoonka Caalamiga...
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo looga heystay guryahooda sifo sharci darro ah wixii ka dambeeyay bur-burkii dowladii dhexe ayaa maanta laba kamid...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay ka mid noqoshada JFS Heshiiska Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Naafada....
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xarunta Dawladda Hoose ee Xamar ku qabtay Munaasabad lagu xusayay maalinta Qaxootiga Adduunka. Duqa Muqdisho ahna...
Bayaan kasoo baxay kalfadhiga Afaraad ee Baarlamaanka Carabta oo lagu qabtay Magaalada Qaahira ayaa laga soo saaray baaq ku aaddan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiha, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka qeybgalay kulanka gaarka ah ee 68aad ee...
Guddiga qaban qaabada Todobaadka xorriyadda Soomaaliya ayaa kulan ku yesheen Muqdisho, waxanay ka wada hadleen diyaar garoowga Todobaadka xorriyadda oo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Mudane; Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa la kulmay Guddi xaqiiqa raadin ah ee uu soo Magcaabey...
Shirkan oo socday muddo seddex cisho ah ayey ka qeyb galayaashu isku weedaarsadeen fikrado iyo doodo ku saabsan qaabka ugu...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa Khubaddii Wasiirka Xanaananda Xoolaha Soomaaliya oo soo xiray shirka Ansixinta Istaraatiijiyadda Horumarinta...
Xubno ka tirsan Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta olole ballaaran oo ku aadan doorashooyinka qof iyo codka...
Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar ayaa magaalada Rabat ee Dalka Marocco kaga qayb galay...
Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...
Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho