Shirkan oo ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyen Wasaaradda Beeraha Soomaaliya , Hey’adda horumarinta Warshadaha ee Qaramada Midoobay oo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa la kulmay Guddi xaqiiq raadin ah...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Sadiiq Xersi Warfaa oo ku sugan magaalada...
Kooramka ama guntanka uu maanta ku furmay kulanka guud Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya waxa uu ahaa...
Tababarkan oo laba qeybood ahaa, waxaa lagu baranayey qorsheynta doodaha, farsamadooda iyo Habka naqshadeynta loo duubo doodahaas, wariyeyaasha Warbaahinta Qaranka...
Shir looga hadlayay Macadka Qorsheynta Dowladaha Carabta ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Tunis ee Caasimadda Dalka Tunisia. Shirkan oo Sanadkiiba...
Inta badan dadku waxay waqtigooda qaataan iyaga oo ay ku hareereysan yihiin dad aysan aqoonnin ,haddii ay ahaan laheyd xilliga...
Gantaal ayaa lagu dhuftay arbacadan maanta ah xarumaha dhowr shirkado shidaal oo caalami ah ay ku leeyihiin magaalada koonfurta Ciraaq...
Mas’uuliyiin ka socota Hay’adda UNICEF ayaa booqasho waxaa ay ku tageen isbitalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banadir,iyagoo u kuurgalayay xaaladaha...
Allaha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal waxa uu ku dhashay 1928 magaalada galbeed ee Oodweyne sanadkii 1928-kii, ka dibna...
Xubno ka tirsan Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta olole ballaaran oo ku aadan doorashooyinka qof iyo codka...
Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar ayaa magaalada Rabat ee Dalka Marocco kaga qayb galay...
Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...
Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho