Xubnaha Golaha shacabka ee Baarlaamaanka Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan xarunta golaha shacabka,...
Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashir aya markii ugu horeysay tan iyo markii talada dalkaas laga fara maroojiyay...
Madaxa Golaha wasiirada Maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo xalay warbaahinta Kula hadlay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay falal...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya oo ka Jawaab celineysa dareenka Bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan xannuunka Ebola ee laga helay dalka...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa maanta kulan gaar ah oo Amniga Caasimadda lagu...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan la qaatay guddiga loo xil-saaray dhamaytirka barnaamijka...
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in meel ku dhow deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan uu...
Warqad Maanta oo Axad ah kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Waxbarshada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose, Ibraahim Aaden Cali (Najax) iyo mas’uuliyiin uu hoggaaminayo,ayaa waxay Saacadihihii lasoo dhaafay kormeer shaqo ku kala...
Maalintii shalay oo Sabti ahayd, kuna beegnayd 15 June, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad,...
Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...
Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...
Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...
Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho