Haweenka Soomaaliyeed ayaa taageeray go’aan Dowladda Soomaaliya ay dalka kaga saartay ergaygii gaarka ahaa ee Qaramada Midoobey Soomaaliya Danjire Niclos...
Kulanka oo ka dhacay xafiiska wasiirka cadaaladda XFS ayaa waxaa ka qayb galay guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka, xeer ilaaliyaha...
25 arday oo baratay culuumta badda ayaa maanta ka qalin jebisay Academiyada Culuumta badda ee Khalif Macow ee magaalada Muqdisho,...
Ugu yaraan Lix qof ayaa ku dhimatay halka 50 kalana ay ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay dalka Thailand, kadib...
Wararka ka imaanaya magaalada Qaahira ee Dalka Masar ayaa sheegay in qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaacay uu ka dhacay...
Munaasabadan abaal marint alagu guddoonsiinayaya saraakiisha Booliska AMISOM gaar ahaan kuwoodi ka socday dalka Nigeria ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,tasi...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa uga qeyb-galay Degmada Waaberi Munaasabad lagu taageerayay...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray wasaaradda maaliyadda iyo Dekadda Muqdisho si uu...
Wadashigan Wasaaradda Qorsheynta ee Dowladda Faderaalka Somaaliya ay la yeelatay Ururada Bulshada Rayidka ayaa ku qotomo dar dargalinta diyaarinta Qorshaha...
Magaalada Ankara ayaa lagu qabtay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiskii iskaashiga (MoU – June 2016) ee u dhexeeyay Wasaaradda Shaqada...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho