Waxaa Xarunta Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan ku yeeshay Guddiga Garsoorka, Awqaafta Arimaha Diinta ee Golaha shacabka iyo Guddoomiyaha Maxkamada...
Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed (Amar dambe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley saraakiil ka socota howlgalka Midowga...
Si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayeey maanta mas'uuliyiinta wasaaradda waxaa ay maanta kulan la...
Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay shir seddex maalin socon doona oo ay si wadajir ah u wada qabanayaan Wasaaradda Arrimaha...
In ka badan 15-kamid ah Argagixisada Alshabaab ayaa dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii xalay duqeyn lala...
BAYAANKA WADAJIRKA AH EE MUNAASABADDA BOOQASHADA MADAXWEYNAHA JFS EE UGANDA 1. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed...
Madaxweynaha Dalka Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa waxa uu cambaareeyay dibadbaxyada qalalaasaha wata ee dabayaaqada todobaadkii labaad ka dhacaya guud ahaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho ku tagay dalka Uganda,waxaana...
SONIC oo maamusha astaanta internetka ee Soomaaliya (dotSO) ayaa fursad u soo bandhigtay shirkadaha ka shaqeeya teknoolojiyada ee ka hawlgala...
Xaaladda abaarta ah ee dalkeena ka jirta ayaa galaafatay xoolihii ay bulshada dhaqaneysay, waxaana tusaale kuugu filan Neefka sawirka ka...
Dhammaan Masuuliyiinta iyo Howlwadeenada Wasaaradda Maaliyadda XFS waxa ay ka tacsiyadeynayaa geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum πππ±ππ¦ππ πππ£π’...
Raβiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay odayaasha ku sugan magaalada Laascaanood , oo ka mid...
The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia extends its deepest condolences on the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
Β© 2022 Radio Muqdisho
Β© 2022 Radio Muqdisho