Halkan ka dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho, waa Subax Khamiis ah Taariikhdu ku beegan tahay 19.03.2019 Warka waxaa...
Dib u dhiska Xaruntii hore ee debdamiska garoonka Aadan Cadde ayaa ah mid baahiyo farabadan loo qabay, waxaana kor uu...
Shirka qiimeynta iyo jiheynta qorshaha Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ee labadii maalin ugu dambeysay ka socday magaalada Muqdisho ayaa maanta...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta horumarinta dhaqaalaha oo looga hadlay...
Munaasabaadan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliyeed ayaa lagu dhiiri galinayey Ciyaartoyda Xulka Qaranka Cayaaraha fudud...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay kulan ay yeesheen guddi...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid oo howlo shaqo u tegay magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-Qarshe ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay u qaabilsanaha Dalka Suudaan...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka waxbarashada iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xildhibaan Abdullahi Goodax Barre, oo ay qayb...
Iyadoo in muddo ah uu burbur ka muuqday garoonka Diyaaradaha magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa waxaa lagu...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...
H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho