Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S\gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay General Esa pulkkinen oo ah Madaxa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baydhabo si uu uga qayb-galo xafladda caleemasaarka Madaxweynaha Koonfur...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo,si...
Madaxweynaha dalka Kenya, Uhurru Kenyatta oo hadda shir jaraa’iid ku qabtay aqalka madaxtooyada ayaa sheegay in 14 qof ay ku...
Todobaadkaan Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka waxaan ku eegaynaa muhiimada mashaariicda dib loogu dhisayo xarumihii degmooyinka Hodan iyo...
Waxaa sii kordhaya khasaarihii ka dhashey weerarkii ka dhacay Hotel Dusit2 ee xaafadda Westland ee Nairobi,kadib markii kooxo huabysan ay...
Barnaamijkani waxaan ku eegaynaa ol olaha isxilqaan ee dib loogu dhisayo Tiyaatarka Qaranka. Madxafka Qaranka iyo Maktabadda. iyo howlaha bilic...
Qaban qaabo ku aadan munaasabadda caleema saarka madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka soconaysa magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka...
War-saxaafadeed ka Soo soo Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si kulul loogu cambaareeyay weerarka argagaxiso ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane C/risaaq Axmed Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxda iyo Maamulka Hay’adda Warbaahinta...
RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho