Idaacada BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga ayaa Magaalada Garowe kusoo gabagabeysay Tartan xaga gabayada ah oo ay uqabatay gabdhaha da’da yar...
Muqdisho, Iyadoo tira dhowr jeer ah ay Maxkamadda Darajada, 1-aad u fariisatay eedda loo heysto 18-qof oo ka tirsan Guutada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo Jaaliydda Soomaaliyeed ee dalka Belgiumka kula kulmay magaalada Brussels ayaa uga...
Muqdisho, July 18, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Hindiya...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Khudbaddii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka jeediyay...
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada Eng. Cabdi Cashuur Xasan ayaa daah furay Adeegga taakuleynta Internet-ka iyo isku xirka Jaamacaddaha dalka...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolka Awdal, kuna nool Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa maanta xaflad soo dhoweyn...
Macalinka kooxda Banaadir Sc ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho uu ku aaday qoyskiisa iyo dalkiisa hooyo ee...
Kusimaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Qadar...
Wasaarada Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Ka warbixisay Halka Ay Marayaan Howlaha Diiwaan galinta Ciidamada daraawiishta maaulka Koofur Galbed, oo...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, oo booqasho ku jooga dalka Qatar, ayaa kulan...
Muqdisho, Soomaaliya 28 Janaayo 2026, Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa magaalada Nairobi, caasimadda dalka...
Horjooge Cabdiraxmaan Talxo Shuuke, oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Khawaarijta, ayaa maanta isku dhiibay Ciidamada Daraawiishta Galmudug, gaar ahaan ururka Galayr...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho