Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta yeeshaan kulan ay kaga hadlayaaan Hindise Sharciyeedka dadka baayaha gaarka ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aadan xuska Maalinta Calanka oo ku beegay...
Sanad kasta Soomaaliya waxaa laga xusaa maanta oo kale 12-ka October maalinti la hindisay calanka buluuga ah ee Soomaaliya oo...
Ra'iisul wasaaraha Dalka Soomaaliya Mudane, Xasan Cali Kheyr, ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay, markii booqasho rasmi ah uu...
Ugu yaraan 76 ka tirsanaa kooxda Boko-Haram, ayaa lagu diley iska hor imaad Ciidanka Dowladda Nayjeeriya iyo Jabhaddaasi ku dhex...
Halkan ka dhageyso Warka Subax, waa subaxnimo jimco ah Taariikhdu ku beegan tahahay 12.10.2018 Warka waxaa soo jeedinaya Yaxye Cali...
Munaasad lagu xusayay 64 Sano Guuraddii kasoo wareeegatey markii la-sameeyay Calanka Jamuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalaadda Garowe...
Maamulka Gobolka Banaadir iyo Saraakiisha Ciidanjka Booliska ayaa kormeer la xiriiira howla Amniga ku sameeyay Degmada Yaaqshiiq ee Gobalka Banaadir....
Munaasabadan ay ku qalin jabinayeen 560 Arday oo dhameysatay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Somaville ayaa waxaa ka qeyb galay...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” ayaa maanta ka qeyb galay shirka Khamiislaha ah ee Ciidanka...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Baydhabo kulan muhiim ah kula qaatay odayaasha...
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝟕 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟔 –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta...
Muqdisho, 07, Luulyo, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay'adaha dowladda, duubabka dhaqanka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho