Magaaladda Kismaayo ee Dowladda Goboleedka Jubbaland waxaa lagu soo gabogabeeyey shir muddo halkaas uga socday Beello walaalo ah kuwaas oo...
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya iyo Masuuliyiin kamid ah Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa dhawaan waxaa ay booqasho ku tageen Degmooyin...
Muqdisho, October 10, 2018—Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Safiirka Dawladda Turkiga Danjire Olgan...
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay macawuusleyda la dagaallanta argagixisada Al-Shabaab, iyagoo kulan dhiiri gelin ah...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo kheyraadka Badda ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Ibraahim Cabdi Xasan Baajuun oo ay wehliyaan Hawlwadenada Wasaaradda Kallumaysiga...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta qasriga boqortooyada kula kulmay boqorka dalka Sucuudiga, Boqor...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dalka Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wakiilka cusub ee QM...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay munaasabad ay qeybaha bulshada...
Howllgalo ay ka sameyeen Ciidammada Xoogga dalka Deegaano ka mid ah Golabka Hiiraan, gaar ahaan hoostaga Degmada Jalalaqsi ayay ka...
Muqdisho- Maxamed Cabdi Salaad Nuur iyo Gacal Maxamed Cali Maxamed ayaa loo heystaa in ay ka wada tirsan yihiin maleeshiyada...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Baydhabo kulan muhiim ah kula qaatay odayaasha...
𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝟕 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟔 –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta...
Muqdisho, 07, Luulyo, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay'adaha dowladda, duubabka dhaqanka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho