Halkaan Ka dhageyso Barnaamijka oo Dhameystiran
Wafdi ka socda Golaha Aqalka Sare ayaa Maanta gaaray Maagaladda Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug, si ay uga shaqeeyaan xal waara...
Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani oo ah Amiirka Dalka Qatar ayaa saxiixay labo Heshiis oo hore ay u wada...
Dr.Mursal Suldan Cabdullaahi oo shahaadada ugu sarreysa ee PHD ka qaatay Jaamacadda Luzon ee dalka philippines ayaa noqday wiilkii ugu...
Wafdigan oo ka kooban toban Xubnood oo ka tirsan Aqalka sare ayaa la kulmay Madaxweynaha Dowald Gobaleedka Jubbaland Axmed Madoobe,...
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka xogta xagjirka ah oo ah Barnaamij looga hadlayo ficilada xagjirka ah...
Dunidaan casriga ah ee maanta la joogo waxay ku loolameysa dhaqaale kaa soo inta ugu badan ku tiirsan wax soo...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku yeelanaya kulanka 3-aad ee Kalfadhiga 4-aad. Xildhibaanada ayaa sii...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xoreeyey deegaano ay kamid yihiin Gandershe iyo Jilib oo hoos taga magaalada Marka ee Xarunta...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay dadaal badan kaddib in lixdii bilood...
Muqdisho, 07, Luulyo, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay'adaha dowladda, duubabka dhaqanka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim...
Mareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur ( Ameriko), ayaa ka qayb galay kulan ay soo Agaasimeen...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho