Sheikh Tamim Bin Hamad al-Thani Amiirka dalka Qatar ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin garab istaaga walaalahooda Turkiga, Amiirka...
Muqdisho, 16ka Ogoosto, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib u habeyn ballaaran ku sameeyay qaar...
Kulan ay yeesheen Golaha Abwaannada Soomaaliyeed oo lagu qiimeeynayay heesaha Fanaaniinta Da’da yar ee Soomaaliga ayaa xalay lagu qabtay Xarunta...
Muqdisho, Ogoosto 15, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalak Soomaaliya Mudane Maxmed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa maalinta barri...
Muqdisho, Ogoosto 15, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay dhaqaaleyahannada Soomaaliyeed ee xubnaha...
Muqdisho- Ogoosto 15, 2018 Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa soo saaray wareegto uu...
Muqdisho, August 15, 2018 ---Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay Madaxa Haweenka...
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan wasiiru dowlaha wasaaraddaas iyo guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa kormeerkooda ugu kuurgalay dhowr xarumaha Jaamacadda...
Carwada Bandhiga Buugaagta ayaa maanta ka bilaabaneysa Magaalada Muqdisho, waana sanadkii 4-aad oo si xariir ah munaasabadan lagu qabanaya Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib udhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Ibraahim Axmed Geeseey ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay gabadha soomaaliyed ee Naadiya Maxamed oo ah...
Afartaan Eedeysane, ayaa lagu Eedeyey Kamid Noqoshada Khawaarijta oo ay qaabilsanaayeen Fulinta Qaraxyada, Dilalka Gaadmada ah, Basaasid, Tashkiilin iyo Kala...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay duleedka deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha Dhexe...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho