Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xabsiga dhigay Kaaliye ka tirsanaa Maxkamadda gobolka Banaadir oo lagu eedeeyey qaadasho laaluush. Amar ka...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda, guddoomiyaha gobolka Mudug ee Putland iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee...
Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Khartuum ee...
R/wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeybgalay munaasabad ay heshiis ku kala saxiixdeen Wasaaradda...
Kooxda Argagaxisada Al-Shabaab ayaa xalay dilay qof Muslim ah oo ku tukanayay Masaajid ku yaala Degmada Xamar Jajab ee magaalada...
Militiriga Mareykanka ayaa sheegay in qarax is miidaamin ah lagu diley sadex kamid ah ciidanka gaashaan buurta NATO bariga wadanka ...
Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra'iisul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa lagu magacaabay wasiiru cusub iyadoo...
Dhageyso wasiirka warfaafinta Soomaaliya mudane Daahir Maxamuud Geelle oo akhrinaya wasiirada cusub ee Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre...
Wafdigan uu hoggaaminayo raisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u amba baxay dalka Suudaan,iyadoo mas’uuliyiin...
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo iskood isu soo abaabuley, ayaa saaka magaalada Muqdisho ka dhigay banaan bax baroor diiq ah oo loo...
Afartaan Eedeysane, ayaa lagu Eedeyey Kamid Noqoshada Khawaarijta oo ay qaabilsanaayeen Fulinta Qaraxyada, Dilalka Gaadmada ah, Basaasid, Tashkiilin iyo Kala...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay duleedka deegaanka Basra ee Gobolka Shabeellaha Dhexe...
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoonka Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed, ayaa kulan...
RADIO MUQDISHO:Munaasabadda sanad guurada 250-aad ee Xorriyadda Mareykanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho