Hogaamiyaha dhab ah waa kan leh aragti iyo furfurnaan una dabacsan bulshadiisa, sidoo kalana fahma baahiyaha ay qabaan dadka uu...
Munaasabadda caleema saarka guddoomiyaha Golaha SHacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maant ka dhacaysa magaalada Muqdisho,iyadoo haatan ay socoto qaban...
kormeerkan oo ahaa mid loogu kuur galayay howlaha shaqo ee ciidanka Booliiska degmada Hobyo, islamarkaana la xariira dadaalada sugidda iyo...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa dhagax-dhigay xarunta Dabdamiska iyo Gurmadka deg-degga ah...
Muqdisho , May 09, 2018-- Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeeray xarunta dhexe ee...
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta ee Xukumadda Soomaaliya mudane Cabdirishiid Maxamed Axmed ayaa kulan la qaatay danjiraha Norway u fadhiya...
Muqdisho May 09, 2018-- Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta Muqdisho uga qeyb galay xuska...
Wiilashaan oo naafo ka ah Aragga oo deeq waxbarasho ka helay mid ka mid ah iskuulada waxbarasho ee loogu talagalay...
Kooxda Kubada Cagta Dekadda ayaa ku guuleysatay Horyaalka Heerka 1-aad ee Soomaaliya. Dekada ayaa hanashada Horyaalka Soomaaliya ku Xaqiijisay Kulan...
Muqdisho, May 09, 2018---- Ra’iisul wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar) oo ah gudoomiyaha guddiga qaran...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...
Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho