Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mukhtaar Mahad Daa’uud oo shirka dalalka ku midoobay Ururka Iskaashiga Islaamka “OIC”...
Xaflad lag soo dhaweynayey Guddoomiyaha Golaha shacabka Somaliya Amb ; Maxamed Mursal Sheekh, ayaa lagu qabtay Magaalada Minneapolis ee Gobolka...
Vladimir Putin ayaa lagu wadaa in madaxweynaha Ruushka loo dhaariyo markii Afraad Isniinta, ka dib markii uu ku guulaystay doorashadii...
Safiirka Britain u fadhiya Mareykanka, Sir Kim Darroch ayaa sheegaya in uu socdo qorshe la filayo in lagu yareeyo walaaca...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee JFS ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeelanaya kulan uu shir gudoomin doono Gudoomiyaha Cusub ee...
Masuuliyiin katirsan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko iyo Taliyaha hoggaanka Baarista dambiyada ee C.I.D S/guuto Saciid Axmed Kediye,...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kusoo dhoweeyey Guddoonka Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Cali...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta shir-guddoomiyay shirkii aan caadiga ahayn ee gollaha wasiiradda Soomaaliya,...
Si loo xoojiyo niyada kooxda Gaadiidka loo xoojiyo ayaa wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya oo ay wehlyaan agaasimaha...
Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...
Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho