https://youtu.be/-vFFVKUssiU
Waxaa xarunta Golaha Shacabka ka bilowday kullanka lagu dooranayo Guddoomiyaa Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ay ku tartamayaan ilaa...
1da May sanad walba waxaa Caalamka laga xusaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha adduunka oo ah lafdhabarka wax soo saarka iyo horumarinta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Shiinaha Wang Yi ayaa booqan doona Kuuriyada Waqooyi toddobaadkan, ka dib markii ay wadahadal taariikhi ah...
Madaxweynaha dalka Nigeria Mohamadu Buhari ,ayaa noqon doona hogaamiyihii ugu horeeyay oo Afrikaan ah oo uu qaabilo Madaxweynaha dalka Mareykana Donald Trump,saacadaha soo socda...
Kullanka ayaa looga hadlayey sidii loo xoojin lahaa isku xirka Haweenka Siyaasada ku jira iyo kuwa Bulshadda Rayidka hogaamiya iyo...
Waxaa maalintii saddexaad galay shir looga hadlayo arrimaha Fatahaada iyo abaaraha kaasi oo ka socda magaalada Nairobi ee caasimadda dalka...
Kullan ay dhalinyarada isxilqaamayaasha Puntland oo ka kala yimid magaalooyin kala duwan ku qabteen magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari...
Ra’iisul Wasaaraha ku- Xigeenka dalka ayaa kulan laqadan doona maantay Madaxwaynaha dalka Buruundi waxana ay kawada hadli doonaan hagaajinta xiriirka...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo guddoomiyey shir deg-deg ah oo looga hadlayay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, ayaa maanta shir heer...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...
Dowladda Soomaaliya War-saxaafadeed ay soo saartay markale ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran Screenshot

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho