Guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka sare oo maanta kullan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen arrimo muhiim...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta guudi ka kooban 22 Xubnood u saaray musiibada ka...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray Guddiga Arrimaha Bulshada ee Golaha Wasiirada,...
War-saxaafadeed ka soo baxay Dowlad Goboleedlka Galmudug ayaa lagu cambaareeyay Qarixii maanta ka dhacay Magaalada Gaalgacyo ee Xarunta Gobolka Mudug....
Taliyaha ciidammada isku dhafka ee gobolka Mudug ayaa ku dhintay qarax gordhoweyd ka dhacay magaalada Gaalkacyo, Gaashaanle Sare Cabdi...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo dhoweeyay kulanka dhexmaray labada hogaamiye ee W/ iyo K/Kuuriya,kaas oo uu ku tilmaamay in...
Ku dhowaad ilaa Seddex Boqol oo qoys oo ku noolaa ilaa Afar Xaafadood ee ku yaala degmada Baardheere una dhow...
Muqdisho, 27, Abriil 2018--Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in ka qeyb...
Wafdi uu hugaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maalmahaan booqasho rasmi ah...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu faah faahiyay dhibaatada beni'aadanimo ee ka jirtaa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Cabdinuur Axmed, ayaa maanta shir heer...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda...
Dowladda Soomaaliya War-saxaafadeed ay soo saartay markale ku celisay inay ahmiyad siineyso wada-hadal Qaran Screenshot

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho