Maanta waxaa lagu balansan yahay gaba gabada koobka Jeneraal Daa,uud kama danbeystiisa oo ay isugu soo hareen kooxaha Dekadda iyo...
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegay in halkaasi uu iska dhiibay horjooge sare oo ka...
Howlgal ballaaran oo ka dhan ah Maleeshiyada Alshabaab ayaa ka bilwoday deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe,iyadoo waqtiyadii ugu dambeeyey...
Kulankii ugu horreeyay ee lagu qabtay shalay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ayaa Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay kaga dhawaaqday...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Mas'uulin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta oo uu Hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa maanta xarunta...
Shirka Madasha Horumarinta Galmudug ayaa maanta ka furmay magaalada Dhusamareb ee Caasimada Galmudug waxaana daah furay Madaxwaynaha Galmudug Ahmed Ducaale...
Kala Horeynta Horyaalka Soomaaliya ayaa wali waxaa hogaanka ku naalooneysa kooxda Difaacaneyso Horyaalka Soomaaliya ee Dekadaha oo dhamaan kulamadii ay...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali held consultations today...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay...
Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Aqalka Sare kulan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho