Wararka ka imaanaya ayaa sheegay in Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ay halkaas saakay ku geeriyootay Fanaanadda Sahra Axmed Jaamac....
Dowladda Turkiga ayaa maanta oo arbaco ah martigelineysa shir saddex geesood ah oo looga hadlayo Xaaladda cakiran ee ka taagan...
Soomaaliya waxay ku jirtaa xaalad soo kabasho oo dhan kasta ah, waxaa soo hagaagaya addeegyada garsoorka, amniga, caafimaadka iyo waxbarashada...
Mashruucan ayaa waxuu ka kooban yahay dayactirka kanaalo dhirerkooda uu gaarayo ilaa iyo 8 km, dhul beerad dhan 400 hektar...
Wafdigaan soo gaaray Garoowe, ayaa waxaa hor kacayay guddoomiyaha maxakamada sare ee Soomaaliya, Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan, waxaana ku weheliyay...
Kooxaha Banaadir iyo Heegan ayaa ku kala baxay 1-1 kulankii 11-aad ee horyaalka premier Somalia Ciyaarta oo ahayd mid xiiso...
Munaasabadaan wasiirka dhalinyaradda iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku daah fureysay mashruuca hormarinta iyo tayeynta Ciyaaraha Soomaaliya, ayaa waxaa...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa maanta xariga ka jaray xarunta MCH-ka degmada Shibis,...
Shirkan oo looga hadlayo kor u qaadida kaabayaasha dhaqaalaha iyo xiriirka ay leeyihiin Wasaaraddaha Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya iyo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...
Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen...
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali held consultations today...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho